Dhageyso Sh.Cali Dheere "Jihaadka Soomaaliya Waa Ku Bullaali Doonaa Dhiigga Sheekh Abuu Zubeyr Cadawguna waa Jebi doonaa"

Sunday, September 7, 20140 comments

Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shir Jaraa'id ku faah faahiyayn istish-haadka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii Mujaahidiinta Soomaaliya. 

Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa shirkiisa Jaraa’id uga hadlay arrimo muhiim ah isagoona shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareeyay in Halganka jihaadka Soomaaliya ee ka dhanka ah shisheeyaha soo duulay iyo xulufadeeda uu miradhal ku dhawyahay.

Afhayeenka ayaa ku dheeraaday ka hadalka taariikhda iftiimaysa ee Sheekh Abuu Zubeyr wuxuuna carrabka ku adkeeyay in mujaahidiinta Soomaaliya iyo hoggaankoodu ay ku taagnaan doonaan wadadii Abuu Zubeyr.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog