Fariintan ayaa ah mid qalbiga taabanaysa markii aad akhrisidna qalbigaaga aad ka dareemi doontid nuglaanta jaceylka waa hadii hore aad wax u jeclaatay ama aad hada qof jeceshahay.
From : naf lagu qaldamey , aboowe ama abaayo
Catow baan kuu wadaa
Cafis baan kaa rabaa iyo
Calool fiyoowi
Cawaaqib xumadaan marey
Cawo iyo ayaan baa
Caloosha kugu hayaa
Calwasaad baa I dilay
Cuqubadaan dareemay
Ceyshkiiba waan gabay
Caqli xumaa I qaadey
Cishadaan ku waayay
Subixii ma tooso s
Suntii aad igu beertey
Sedexdii sano tagtey
Sahal baan ku dareemay
Sifahaaga wacan baa
Saqdii dhexe habeenkii
Si xun ugu qarwaa
Sohwi baan dareemay
Si uun ii cafi.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com