Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay oo shabaqa Staidum Conis kubad taabsiiyay (Daawo Muuqaal)!!

Tuesday, September 9, 20140 comments

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholas Kay ayaa ka qeybgalay ciyaar kor loogu qaadayay nabadda oo ka dhacday garoonka ciyaaraha Conis Stadium ee degmada C/casiis.

Nicholas Kay oo xernaa maaliyada qaranka Somalia ayaa furay tartankaasi, isagoo si xarago leh oo farsamo ku jirto shabaqa u soo taabsiiyay gool qurux badan.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog