Habka Lagu Garto Xaaskaaga Marka ay Ubaahantahay Galmada

Monday, September 8, 20140 comments

Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada  sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin  way yaryihiin siiba kuwa da'da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :

1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay.
2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda.
3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso.
4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix
dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali   oran buu weerarayaa.








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog