Nin u dhashay dalka Pakistan oo ku nool magaalada Wrestlers Gujranwala, ayaa waxa uu wadooyinka waa weyn kula xaragoodaa Libaax.
Ninkaan Pakistaniga ah ayaa ka yaabsaday bulsha badan oo ku nool Pakistan, kadib marki laga diyaariyay muuqaal kooban oo ku saabsan Libaaxa uu la xarakooda iyo Libaaxyo kale oo uu dhaqdo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com