Gobolka Banaadir, gaar ahaan Degmada Boondheere waxay caan ku yihiin dadka ku nool ciyaar dhaqameed kala duwan sida Kabeebeyda iyo Niikada oo dhowr nooc u kala baxdo.
Sawirradani waa qeyb ka mid ah ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ee Gobolka Banaadir laga ciyaaro, waxaana ciyaartaan ay ka dhacday degmada Boondheere oo marka ciyaaro la yiraahdo looga danbeeyo degmooyinka kale ee Banaadir.
Al-Shabaab ayaa markii ay ka talinayeen magaalada Muqdisho, mudo laga joogo Sedax sano inteeda badan waxaa ay ka mamnuuceen Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, xafladaha iyo kulamada kale ee dhaqanka ku saabsan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com