News: MD Xasan Sheekh oo Goordhow Ceyriyey Agasimihii Guud ee Madaxtoyada & Sabata oo La shaaciyey

Tuesday, September 9, 20140 comments

Warar lagu kal soonaan karo oo laga helay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud uu Shaqadii ka Eryey Agaasimihii Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Taabid Maxamed.

Warka ayaa intaa ku daraya  in Arrinta Shaqada looga Cayriyey Mudane Taabid Maxamed ay tahay Arrin ku saabsan Magacaabistii Wasiirkii hore ee Amniga C/kariin Xuseen Guuleed oo Dhawaan loo Magacaabay Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Noo xaqiijiyey in Mudane

Taabid Maxamed uu Barta Facebooga uu ku shaaciyey Magacaabista C/kariin Xuseen Guuleed taas oo ay ka Xanaaqeen Ururka Dam-jadiid sidaana Shaqada looga qaaday Taabid.

Xariir aan la sameynay Agaasimihii Madaxtooyada Mudane Taabid ayaan noo suuro galin in aan Haleelno.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog