Niman badan ayaa dhaqankan Kugu nici doona Taxadar lahow gabadhyahay (Dardaaran Ku Anfacaya)

Saturday, September 13, 20140 comments

Wallow dumarka ay ka helaan waxyaaba badan oo ay is leeyihiin raga wad kuso jiidan kartaan ayaa hadane raga waxay yihiin kuwa dhibsada habdhaqankaas iska yeel yeelka ah ee dumarka sameyaan marka damaca rageed uu ku jira,

• Ogow gabaryahey raga kama helaan dumarka isla weyn ee iska dhiga wax aysan aheyn ama buur isa saara iyado aan dan laga laheyn,

• Gabaryahey dharaf dhac ayey ku tahay in kulanka kowaad ee ninka aad mustaqbalka ka leedahay aad uso bandhigtid waxyaaba wiiqa kara sharaftada sida adigo isku hor qaawiya micanaha aan so qaadan wax mara qoorta la saarta ama madax,

• Ka fogow gabar yahey inaad mar walba wax un weydiso inta uu saaxiibka kula yahay sida adigo u sheega inad baahantahay oo aad rabta waxad cusnto inu kuu keeno,iyo inaad u baahantahay lacag aad dan gaar ah ku fuliso,

• Ugu danbeeyntii Ma ogtahay gabaryahey raga xiiso uma qabaan inay guur kula wadagaan mar hadii ay ka sal garaan hab dhaqankaaga hoose sida waxyaaba aad la timaada xiliga kulanka saaxiibtinamada oo aad u noqoto qof jilcan oo wixii la raba laga sameysan kara taasne kalsooni raga ma galisa ee mustaqbalkaga haku waynin waxa kula gudboon inaad is qabato.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog