Fiirso Sawir lagu cabiray Tacadiyada Ciidamada AMISOM ku hayaan Haweenka Soomaaliyeed

Saturday, September 13, 20140 comments

Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa soo bandhigay Sawir uu ku muujinayo Tacadiyada Ciidamada AMISOM ku hayaan Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda tabarta yar ee kaalmada iyo daaweynta u doonta Xarumahooda.

Hay’ada u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa dhawaan ku eedeesay Ciidamada AMISOM ee kusugan Gudaha Soomaaliya iyo kufsi iyo gaboodfalo kale u geestaan Haweenka Soomaaliyeed ee daweynta u taga xarumahooda.

Dhinaca kale Sawirka waxaa ka muuqda iyana caburin Dowlada Soomaaliya ay ku heyso Warbaahinta Madaxa banaan , waana mida kalifeysa in laga aamuso Tacadiyada ay geestaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog