Video Qosol badan: Weligaa sidan makugu dhacdey

Sunday, September 14, 20140 comments

Muuqaalkan ayaa ah mid aad kaaga qoslisiin doona waana Hubaal in dad badan oo aad adiga ka mid tahay in ay qabsatay arintan oo Kale maadaama mararka qaar booditaanka aanay u fududeen qof walba.

Adiga Oo boodaya ayaa laga yaabaa in ay bir Marada kaa qabsato oo meeshaada ka lalmatid ,waxaa laga yaaba biyo ka talaabso adiga oo isleh in aad dhex dabaalatid balse maanta muuqaalkan nala daawo hadii aad qososhidna Comment noogu reeb hoos.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog