Xaafadaha ay Soomaalida ka degan tahay magaalada Stockholm gaar ahaan Rinkeby iyo Tenista ayaa hoy u noqotay ka ganacsiga noocyada muqaadaraadka sida Xashiiska iyo wixii soo raaca.
Xaafadahaasi ayaa waxaa ka bilowday olole lagula dagaalamayo muqaadaraadka, iyadoo dhalinyaro Soomaaliyeed ay ku lug leeyihiin ganacsiga iyo isticmaalka muqaadaraadka.Rinkeby-somali
Arrimahaani ayaa sababay falal amni daro iyo rabshado ka dhashay muqaadaraadka, waxayna ciidamada Booliska ay xaafadahaasi ka bilaabeen howlgalo lagula dagaalamayo isticmaalka iyo ka ganacsiga daroogada.
Warbixin Muuqaal leh oo arrimahaasi ku saabsan halkan hoose ka daawo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com