Warbaahinta Caalamka qaarkood ayaa soo bandhigay Wadooyin qatar badan oo caruurta subax walbo ugu hiireestaan sidii ay ku gaari lahaayeen iskuulo ka fog deegaanada ay kunool yihiin.
Wadooyinka ugu qatarta badan dunida ee iskuul loo maro waxaa kamid ah:
1- wire oo 1,300fit oo ah kuna yaalla Colombia, kaas oo dadka ku nool gobalka fog ee Bogota ay ku jaraan wabiga Rio Negro river on a zip wire
2-Wado ay isticmaalaan caruurta ku nool Philippines iyaga oo isticmalaya Taayarro si ay u gaaraan iskuulaadkooda
3-Iskuulka hoose ee ugu fog dunida ee ku yaalla dalka SHiinaha gaar ahaan magaalada Sichuan ayaa isna waxaa lagu tagi karaa uun Dameer.
Waxaana kaalinta afaraad galay dhanka qataraha caruur dul mara buunda bur-burtay si ay u gaaraan iskuulka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com