96 sano jir macalimad Gym bixisa oo lala yaabay: Daawo Video

Thursday, September 18, 20140 comments

Haweeney lagu magacaabo Tao Porchon-Lynch oo 96 sano jir ayaa noqotay haweeney mucjiso ah, oo mudo qarni ku dhow aheyd Macalimad dumarka siisaa barashada Gym-ka, iyadoo aan dareemin da´da 96 sano jirka ah, waxayna soo bandhigtaa farsamo 20 jirka qaarkood aan awoodin inuu soo bandhigo.

Haweeneydan ayaa loo aqoonsaday Macalimada ugu weyn adduunka ee bixisa cashar ku saabsan jimicsiga jirka, waxayna ku gashay buugga lagu qoro mucjisooyinka caalamka iyo dadka soo bandhiga waxyaabaha layaabka leh.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog