War Ha iloobin Farsamadan Xiliga galmada ka hor

Sunday, September 14, 20140 comments

Ha ka joojin macaantaada iyadoo oo raaxda qaadanaysa ka hor inta aadan qanqaniinin dhegaha qoorta iyo garbaha iyo qeynabaha kale ee jirkeeda .

Ha iska dhega marinin in aad u salaaxdo goobaha aad u wada baahan tihiin in aad ka qaadataan dareenka , hana ku ordin kaliya meelaha galmada laga ciyaaro.

Hawada saarin miisaankaaga oo dhan lamaanahaaga /taada kolka aad ku dul jiifsanayso waa in aad ka taxadartaa in aadan kuwada dulhabsanin , waxa aad ku cadaadinaysaa in ay awoodi weyso neefsiga .
Hasameynin ciyaarta sariirta iyada oo aanan raali ka ahayn , waxa aadna ku ogaaneysaa marka hore adiga oo baashaalinaya markaa ayaad ka ogaaneysaa haddii ay kula wado waa ka raali.

Ha aamusnaanin oo hadal macaan u sii bilaaw sida “sifiican ayaan kuu dareemayaa” waxa ayna cusbo kusii dareysaa ciyaarta macaan ee aad wadaageyseen.

Ha iloobin in aad Sameeyso farsamooyin kala duwan oo xaraarad u yeelaysa macaanka sariirta , hana ilaabin luqada xamxam ta oo ah luuqadda loo adeegsado kulankaasi oo kale.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog