Amiin Arts oo Sawir cajiib ah Goordhaw kasameeyay Guul darada Cali Khaliif iyo Shariif Xasan iyo Guusha Prof Jawaari

Wednesday, August 29, 20120 comments

Kartooniistaha Caanka ah ee Amin Amir ayaa goordhaw Bogiisa soo galiyay sawir cajiib ah uu kaga hadlayay doorshada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Sawirka Amin Arts uu soo sawiray ayaa muujinaya guul darada soo wajahday Musharax Cali Khaliif Galeyr uu gadaal ka riixayay Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo sida uu guul daradaasi uga naxay Shariif Xasan.

Doorashada Maanta dhacday ayaa aheed isreeb reebka koowaad ee Musharixiinta u taagnaa Jagada Madaxweynanimo ee Soomaaliya taa oo hada meesha ka saartay hanka Shariif Xasan uu ka qabay in Soomaaliya uu Madaxweyne kanoqdo ,waxaana rajo tiray Prof Jawaari.

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog