Aqriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo Jeedaan Musharixiinta ugu Cad Cad Doorashada Madaxweynanimo ee Somalia

Monday, August 13, 20120 comments

Waxaa Halkaan idinkugu soo gudbineynaa Qaar kamid ah Magacyada Musharixiinta ugu Cad cad Doorashada Madaxweynanimo ee Soomaaliya ee dhawaan lafilayo iyo Qabaa’ilada ee kasoo jeedaan Musharixiintaasi.

Waxaan ka cudur daaraneynaa in aan dhamaanasoo wada qaadan Karin Musharixiinta oo faraha ka batay owgeed ,hadana waxaan soo qaadan doonaa kuwa ugu cad cad sida weyna loogu yaqaan Siyaasda Soomaaliya lagana yaabo in Midkood uu ku guuleesto .


1-Sheekh Shariif Sheekh Axmed (Hawiye /Abgaal)
2-Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas (Daarood /Majeerteen)
3-Shariif Xasan Sheekh Aadan (Digil iyo Mirifle /Asharaaf)
4-Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo(Daarood /Mareexaan)
5-Cabdulaahi Axmed Cadow (Hawiye /Habar Gidir)
6-Cabdi Raxmaan Maxamed Baadiyoow (Hawiye /Abgaal)
7-Xasan Sheekh Maxamuud (Hawiye /Abgaal)
8-Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur (Hawiye /Habargidir)
9-Maxamed Nuur Galaal (Hawiye /Habar Gidir)
10-Maslax Maxamed Siyaad Barre (Daarood /Mareexaan )
11-Xasan Abshir Faarax (Daarood /Majeerteen)
12-C/Waaxid Cilmi Goonjeex (Daarood /Mareexaan)
13-Cali Maxamed Geedi (Hawiye /Abgaal)
14-Prof Axmed Ismaaciil Samatar ( Dir /Samaroon)
15-Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac (Daaroor /Majeerteen)
16-Maxamed Maxamuud Gacmo Dheere (Hawiye /Habar Gidir)
17-Salaad Cali Jeelle (Hawiye /Abgaal)
18-Yuusuf Garaad Cumar (Hawiye /Habar Gidir )
19-Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil (Daarood /Majeerteen )
20-Yaasiin Maaxi Macalin (Hawiye /Abgaal)
21-Jeneral Cismaan Xaaji Cumar Falco (Hawiye/Murusade)

Intaan iyo in kabadan ayaa u Sharaxan Jagada Madaxweynanimo oo loo madalsan yahay in ay dhaco 20-Agoust ee Bishan inkastoo lamuujinayo shaki dib u dhac ku yimaada Maalintaas maadaama wali aamba lasoo dhisin Xubninihii Baarlamaanka Soomaaliya ee Wax dooran lahaa.


allbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog