Daawo Sawirada ‘ Si Quruxda Badan aan horey loo arag oo Maanta Magaalada Muqdisho loogu soo dhaweeyay Farmaajo"

Thursday, August 9, 20120 comments

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray si weyna loogu soo dhaweeyay Raizul Wasaraihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo.

Raizul Wasaaraha waxa asi weyn Magaalada Muqdisho ugu soo dhaweeyay Boqolaal Dadweyne ah kuwa aoo u ruxayya Caleemo qoyan Boorar ay kusawirnayaeen Sawirada Farmaajo .

Waxa asidoo kale soo dhaweynta kla qeyb qaadanayay Gawarai tiro badan iyo Mootayaal lagu axrdhay Swairada Framajao iyo halkudhigyo lagu soo dahwewewnayaya Maxamed Cabdulahai Maxamed Farmajao.





Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog