Daawo Waayaha Cusub: Falis Cabdi Oo Soo Saartay Hees Cusubb Oo Aay Sugayeen Taageerayaal Badan...

Saturday, August 25, 20120 comments


Saacadihii ugu danbeeyay ee aanu soo dhaafnay waxay soo saartay fanaanada da'da yar ee waayaha cusub ka mid ah Falis Cabdi Maxamuud heestaan Aay ugu magac dartay Dhakac Dhakac.

Xiliga aay hawada soo gashay dad badan ayaa ku wada xoomay waxay aheyd hees laga sugaayo laguna rajo weyn yahay in ay soo saarto fanaanada falis cabdi heesta meesan noqon sida dad badan ay sugayen ama aay ku rajo weeynaayeen.

Heesta falis cabdi maxamuud aay soo saartay ayaa waxay tahay hees jacel ah aanan ku jirin ama ka dhex muuqan erayo ruux loogu danlee yahay ama jawaab loogu dhigaayo heestii ugu danbeeysay aay soo saartay xamda Ee gardaran.

Waxaa la filayaa si toos ah heesta oo dhameystiran saacadaha soo socdo ineey soo gudbiso Falis Haduu EEBE Qadaro Kadibna waxaad si toos ah kaga daawan doontaa webka kobciye.com la soco wixii ka soo kordho arimaha fanka oo waayahaan danbe fanaaniinta isku mashquulsanyihiin.

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog