DHAGEYSO: Shiikh Maxamuud C/le Cariif Oo Ka Digay Cunista Hilibka Waraabaha. Iyo Shiikh Umul Waraabaha Hilibkiisa waa lacuni karaa

Thursday, August 16, 20120 comments

Cunista hilibka waraabaha ayaa ku soo badaneysa magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana lagu iibiyaa suuqyada

Cunista Hilibka waraabaha oo ah arin ku cusub mujtamaca Somalida dhexdeeda ayaa culumo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ay sheegeen in diiniyan la ogolyahay in la cunno hilibka waraabaha.


Waxaa  si aan qarsoodi aheyn loogu iibiyaa hilibka waraabaha iyo subagiisaba meelo ka mid ah Kismayo iyo maqaayado.


Qaar ka mid ah dadka gobolka ayaa wer wer ka muujiyay dhaqanka ku cusub.

 
Halkaan Ka dhagayso Sheekh Maxamuud C/le Cariif oo Ka digay Hilibka Waraabaha:

Halkaan Ka dhagayso  Sh. Umul Waraabaha Hilibkiisa waa lacuni karaa :
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog