Musharixiinta Fara Badan oo u Tartamaya Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa Maanta ka hadlay damacooda ku aadan Qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo La dooranaya Maalinta Talaadada ah ee Taariikhdu ku Beegantahay 28-08-2012 Taasoo ka Dhacaysa Magaalada Muqdisho.
Kulan Balaaran oo ay Maanta Isugu Yimaadeen Xubnaha Baarlamaanka oo ay Ka Maqan Yihiihin 19 Ka Xildhibaan oo la diiday kuwaasi oo lagu Eedeeyay in ay Yihiin dambiilayaal Dagaal ayaa Dageestay Waxqabadka Murashaxiinta u taagan Qabashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Kuwasi oo sheegay Inta badan in ay wax qabanayaan Qaarkoodna ay sheegeen in ay Iscasileen Marka ay arkeen Xaajada Meesha ay u socoto