Odayaasha Dhaqanka Beesha Murusade ayaa isla garatay Xubnaha Todobada ah ee u matalaya Baarlamaanka Cusub ee Yeelaneyso Dowlada Soomaaliya ee dhawaan la filayo in Si rasmi ah loogu dhawaaqo.
Ugaaska Beesha Murusade ayaana loo gudbiyay Todobada Xubnood ee Odayaasha Dhaqanka Beesha Murusade usoo doorteen in ay uga Mid noqdaan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya si uu usii gudbiyo.
Beesha Murusade ayaana heshay Todobo Xubnood iyagoona u kala qeybsaday Sabti iyo Foor Culus ,Sabti ayaana heshay afar Xubnood halka Foor Culusna heleen ilaa Sadax Xunood.
Xubnaha la gudbiyay ayaa kala ah
1-Maxamed Qanyare Afrax ‘’’ (Habar Maxamed Hilibi)
2-Naciimo Maxamed Gacal (Habar Maxamed Daguuro)
3-Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow (Habar Ceyno Urgaale)
4-Maryan Cariif Qaasim (Cabdalla Sabti)
5-Xasan Macalin (Abakar Xuseen Codweyne)
6-Ciise Wehliye Maalin (Abakar Maxamuud Codweyne))
7-Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) (Habar Idile Ayaansame)
Odayaasha Dhaqankla Beesha Murusade iyo dhamaan Qeybaha kala duwan ee Beesha sida Aqoonyahanada ,Culumada ,Haweenka iyo Dhalinyarad ayaa 7-Xubnood si rasmi ah u gudbiyay Magacyadooda sida aan ku helnay xogag lagu kalsoonaan karo 7-daan Xunoodna yihiin kuwa Heesta taageerada Beesha oo dhan.
Odayaasha Beesha Murusade ayaana ka digay Faragilin ay sameeyaan Gudiga Farsamo ee soo xulista Baarlamaanka Soomaaliya ee magacaabeen Madaxda Dowlada kuwaa oo la sheegay in ay ugu tala galeen in jidka u fadhiistaan Xubnaha ee beelahooda soo xusheen ayna doonayaan in ay ku badalaan dad ay u arkaan in ay fulin karaan Siyaasadaha qaar kamid ah Madaxda Dowlada KMG ee Soomaaliya kuwa heesta Taageerada dadkoodana ay meesha ka saaraan.
Magacyada Xildhibaanada uga midka noqonaya guud ahaan Beelaha Soomaaliyeed ayaa intooda badan la gudbiyay waxaana la filayaa in maalmo kooban gudahood lagu soo magacaabo Xildhibaanada gaaraya 275-ta Xildhibana ee Dowlada Soomaaliya yeelaneyso