Prof Jawaari "Dadka u olaleenaya danta Shaqsiga iyo Qabiilka ha iska iloobeen ficilkaas " (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Thursday, August 30, 20120 comments

Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay dhanka nabada inay u soo weecdaan iskana iloobaan Colaadaan dilatay mudada dheer.

Prof Jawaari waa shaqsi aqoon leh oo dhibaatada ka jirta dalka Somalia aad uga danqaday wuxuuna ku noolaan jiray magaalada Trondheim ee dalka Norway kaas oo iminka dalka dib ugu laabtay. "Dadka u olaleenaya danta Shaqsiga iyo Qabiilka ha iska iloobeen ficilkaas maxaa yeelay Shacabku weey daaleen waxeeyna u baahan yihiin nabad iyo in la bad baadiyo inta hartay "

Halkaan ka Daawo Wareeysiga Prof Jawaari

 
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog