Naaagaha qaarkooda waxay ka sheegtaan nimankooda oo aan danaynin, taasi waxay u malaynayaan in ay ka timid dhanka qurux la’aanta sida qaab dhismeedkii jirka oo isbedela ama naasaha oo dhaca ama caloosha oo weyn ama wejiga fin badan leh ama timaha adag, balse sidaasi maahan Xaqiiqada, iyadoo sidaasi jirto ayeey ragu ku qanacsanyihiin Lamanhooda.
Haseyeeshee Waxaa hubaal ah in raga ay rabaan in xiriirka gogosha uu sii jiro laakin waxaa jiro dabeecado dhowr ah aysan raga ha helin kuwaasi oo kala ah.
Inaysan ku dadaalin haweeneydu nadaafada jirka hoose iyo kan koreba.
Inaysan is qurxinin oo timaheedo urayaan ama aysanku u qaabeysneen aysan isticmaalin waxyaalaha carfo ee loogu tala galay timaha.
In aysan Xiran dhar ninkeeda kiciya sida dhar qafiif ah ooo soo jiidanayo dareenka ninkeeda, maxaayeelay nimanka dharka quruxda badan oo soo saaraya naagta jirkeeda aad bay u jecelyihiin.
Afkeeda inuu ka baxo ur, ama farjigeeda gudihiisa si daran u soo uro, ama aysan iska hagajin dhogorta ama timaha hoose.
In ay mar kaste ninkeeda dood iyo dalab la daba taagantahay.
In ay naagta ay badiso koontoroolka ninkeeda ayna u muujisaa in aysal ku qabin kalsooni buuxda.
Dhamaan Astaamahaan waxay keenaan ninka inuu naagta gogosheeda ka fogaado oo naag kale ka raadsado, marka waxaa loo baahanyahay inay naagta gadaal u eegto nolosheeda guriga.
Haweenka qaar aad beey isku qurxiyaan marka ay aadayaan Magaalada ama banaanka guriga ,haseyeehee mark ay la joogaan ninkooda kama taxdiraan labiska waayo waxa ay soo xirataan diricii ay saaka kula jirtay kushiinka oo ka muuqato caanjeerada saaka ay dubtay,taasina waa in haweenka ay ka waantoomaan ayana si aad ah isku qurxiyaan marka ay gurigooda jaagaan ,islamarkaana ay is carfiso.
