Waxaa goordhaw soo dhamaatay Tirinta Codbixintii loo qaadayay Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u baratamaya.
Waxaa codeesay 234- Cod oo maanta goob jog ahaa ,waxaana halaabay 2 kamid ah Codadkaasi sida ay gudiga sheegeen.
Waxaana Codadkii ugu badnaa ee Xildhibanaada Soomaaliya intii badneed helay Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari waxana uuna ku guuleestay Prof Jawaari in uu Noqdo Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya.
Codadka ayaa waxaa Hogaanka u haya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari halka kaalinta labaad uu ku jiro Prof Cali Khaliif Galeyr ,waxaa kaalinta sadaxada ku jira Cabdi Xaashi Cabdulaahi ,Cabdi Rashiid Xidig ayaa afaraad ah ,waxaana ugu dambeeyay Xasan Abshir Faarax.
Codadkana sidaan ayaa loo kala helay
1)Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) 119-Cod
2)Prof. Cali Khaliif Galeyr 77-Cod
3) Cabdi Xaashi C/laahi 23 -Cod
4)C/rashiid Maxamed Xidig. 10-Cod
5) Xasan Abshir Faarax 5-Cod
Xildhibaan Cabdi Xasahi Cabdulaahi ayaa sheegay in uu tanaasuilay Codkiisana uu ku wareejiyay Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) .