Aqriso Dukumiinti Sir oo Xukuumadii C/Wali Gaas u Saxiixday Shirkad Ajnabi ah si Mashaariic qarsoodi ah uga fuliso Somalia

Saturday, September 8, 20120 comments

Waxaa Halkan idinkugu soo gudbineynaa Dukumiinti Sir ah ay Shirkad Ajnabi ah u saxiixeebn Xukuumadii KMG ee Soomaaliya.

Aqriso Qoraalka oo Soomaali ah.


Anoo ku hadlayo Qeybta Warbixinada ,waxaan rabaa inan uga mahadceliyo fursad aan ka helnay Dowlada KMG jaanisna na noo siiyay inu heshiis dhaxal gal ah uu dhaxmaro dowlada iyo Shirkada u xilsaaran qodista Mashruucan


Si daacad ah ,sigaar ahaaneed aan ugu mahacelinayo dhaqangalka Mashruuca


Waxaan si xushmad leh uga mahadcelineyna dhaqangalka mashruuca warqada heshiiska oo labada dhinac dhaqan galiyeen ayada oo ka kooban 2 copy


Waxaan ogsoonahay in Dowlada KMG ey rabto iney bixiso qarashadka ku baxayo tababarka in laga baxasho xafiiska bahari oo Kenya ku yaalo ilaa xal waara laga gaarayo Somalia ilaa inta laga gaarayo qaab isticmaal banki ah laga gaarayo


waan kaaga mahadcelina iskaashiga ,waana kugu ixtiraameyna horumarka Mashruucan .


Intana ka Aqri Dukumiintiga oo ku Qoran Afka Ingiliishka.
 








Xigasho Allbanaadir.com

Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog