Aqriso Magacyada iyo Da’da 10-ka Haween ee Dunida ugu Awooda iyo saameynta Badan ee Sanadkan

Sunday, September 2, 20120 comments

Haweeneyda Ra’isul wasaaraha ka ah Dalka Jarmalka Anjel Markel ayaa noqotay Sanadkii Labaad Haweeyneyda ugu saameynta iyo awooda Balaaran haweenka caalamka Kunool.

Anjel Markel ayaa mar kale sanadkan Kaalinta koowaad ka gashay Haweenka ugu saameynta badan Dunida ,waxaa sidoo kale haweenka sanadkan la xusay kujira haween kale oo saameyn leh aadna loo yaqaan ay kujiro Xaaska Madaxweynaha Mareykanka ,waxaana Qiimeyntaan sameeyay Wrageyska Caanka ah Forbes.



Halkaan ka Aqriso Magacyada 10-haween ee ugu saameynta Badan Dunida.


 
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog