Maxaa keena in haweeney ninkeeda ka dalbato galmada gadaal

Thursday, September 20, 20120 comments

Maalmahaan waxaa la sheegaa naago xaasas ah oo ka dalbaya nimankooda in ka isticmaalaan gadaal (dabada) taas maxaa keeni kara, inta badan nimanka ayaa dalbada gadaal waxayna u dalbadaan meesha oo ciriiri ah oo aadna u kulul iyo sababo kaleba, tolow naagaha qaarkooda maxaa ku kallifa inay galmada dabada dalbadaan.

waxaan u celin karnaa dhowr waxyaalood inay sabab u yihiin dalbashada haweenka galmada gadaal
 
1- inay haweeneydu ay fiirsatay filmada xunxun oo ay ka aragtay galmada dabada oo marka ay isleedahay tijaabi
 
2- inay mar hore tijaabisay oo ay la qabsatay, waayo qofka wuxuu u barto ayuu rabaa inuu sameeyo kama ahaan karo.
 
3- inay gabar yartahay oo ay been u sheegayaan habraha waaweyn oo xunxun oo ay u amaanayaan galmada gadaal
 
4- inay tahay naag kacsi badan, maxaayeelay naagaha kacsiga badan wax kasta waa ka suuroobayaa
 
5- inay nafsi ahaan u jirran tahay oo ay u baahanyahay daawo nafsiyeed

6- inay jaahil tahay oo aysan ogeyn xumaanta uu leeyahay falkan

marka maxaa laga rabaa ruuxa xaaladan oo kale la soo gudboonaato, waxaa laga rabaa inuu si fiican ula hadlo oo ka dhaadhiciyo falkan inuusan bannaanayn oo uu yahay fal aad u xun, haddii ay tahayna mid kacsi badanna inuu si fiican u qanciyo ilaa ay ka dheregto





Arrimaha bulashada Kala soco 
newbanaadir.blogspot.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog