Qoysas badannayaa ka indho daboolan muhiimada ay leedahay fara ciyaarka ka dambeeya kulanka weyn ,iyadoo haweenka ay aad uga helan sal-salxaaxida ka dambeysa kulankaasi oo ay uga macaan badan tahay weerarka tooska ee dhacay .
Macaanka kulanka aya waxaa uu ku jiraa in labada lamaane durba kala boodin ugu yaraan malabayaroowga ku sii dhex jiro xubinta haweenka , waxa ayna tani keeneysaa kacsi laba jibaaran oo ay haweeneyda si gaar ah u heleyso , waxa ayna haweenka qaar tilmaamaan in tani ay ka macaan badan tahay hadii uu ninka sameeyo howshii weyneed ee dhacday .
Waxaadna ogaatana in isu mahad celinta ay macaan u sii yeeleyso kulan waliba oo idin dhex mara , hana iloowin in xoogaa baashaal aad sii sameyso ee ninyahoow horay haka seexan .