Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxa uu kusoo wareejiyay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Sheekh Shariif ayaan Madaxweynaha Cusub oo dhawaan la filayo in uu la wareego Xafiiska Madaxtooyada kadib Caleema saarka ayaa maanta kusoo wareejiyay Qeybaha kala duwan ee ,Madaxtooyada sida Xafiisyada lagu shaqeeyo.
Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxmuud ayaa hadalo ka dhageestay Shaqaalaha kala duwan ee Xafiiska Madxtooyada uu maanta xafiisyadooda ku booqday lana soo baray.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Madaxweynaha Cusub waxa uu ku wareejiyay Hadiyado badan oo Qaali ah oo la siiyay intii uu Madaxweynaha ahaa ,Hadiyadahaas ay ku jiraan Saacad iyo Seef Dahab ka sameesan oo Sheekh Shariif Hadiyad ahaan horey loo siiyay iyo kuwo kale oo badan.
Madaxweynaha Cusub ayaana dhawaan la filayaa in in uu si toos ah ula wareego Xafiiska Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kadib marka uu xilka la Wareejiyo Sheekh Shariif lana caleemo saaro Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.