War Deg Deg Magacyada Musharxiinta ka Qeyb galeysa Doorashada Somalia oo la shaaciyay (Aqriso Magacyada)

Friday, September 7, 20120 comments

Gudiga Farsamada ee Soo Xulaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay Magacyada Musharixiinta Buuxiyay Shuruudihii looga Baahnaa kuwaa oo gaaraya 25-Musharax.
1-C/raxmaan Macalin Baadiyow
2-C/waaxid Cilmi Goonjeex
3-C/llaahi Axmed Caddow
4-C/wali Maxamed Cali Gaas
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
6-Axmed Ismaaciil Samatar
7-Xasan Sheekh Maxamuud
8-Shariif Sheekh Axmed
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed
10-Cumar Salaad Cilmi
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
12-Bashiir Nuur Xasan Bidaar
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
14C/qaadir Cosoble Cali
15-C/raxmaan C/shakuur Warsame
16-Xuseen Khaliif Jaamac
17-Maxamed Axmed Saalax
18-Salaad Cali Jeelle
19-Ibraahim Cali Xuseen
20-Saciid Ciise Maxamuud
21-Cismaan Maxamed Gacal
22-Maxamed C/llaahi Oomaar
23-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf
24-Maslax Maxamed Siyaad Barre
25-Zakariye Maxamuud Xaaji Cabd

10-ka Bishan ayaana lagu wadaa in 25-kan Musharax ay ku tartamaan Doorashada Madaxweynanimo ee Soomaaliya oo sanado badan kadib lagu Qaban doono Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.




Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
 
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog