Ninka loo baahan yahay in ay guursadan hablaha somaliyeed waa keee

Thursday, October 4, 20120 comments


Ninka ka soo bixi kara mas’uulidda guriga waa ninka noloshiisa guriga noqonaysa mida wanaag leh, naagaha waxay ka helaan ninka sifooyinkaan leh bal dhux sifooyinkaan hoos ku qoron wana ku muhiim in aad ogataa

1- waa nin Alla ka baqaya

2- waa nin shaqaysa

3- waa nin balwad aan lahayn

4- waa nin jacaylka yaqaana

5-waan nin aan been sheegin

6- waan nin salaadda ku dadaala

7- waa nin deeqsi ah

8- waa nin xaaskiisa qiimeeya

9- waa nin sharaftiisa dhowra

10- waa nin dadka aan yasin

11- waa nin xushmo leh

12- waa nin la jacelyahay

-->
Qodobadaas aan soo shegnay ayaa lagarabaa ninka ragga ah hadii uu laga helo intaas aan soo qornay waaa libanay aduun iyo aqriraba

hadaba aqristow intas waxii dheer inoo soo gudbi farkarkaga ku adan












-->
Canab Xasan
Xafiiska Newbanaadir
New York - America
canabxasan09@hotmail.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog