Suuq Layaab leh oo lagu Iibiyo Hilib u Eg Hilibka Dadka oo laga furay Magaalada London(Daawo Sawirada adaa yaabi doonee)

Thursday, October 4, 20120 comments

Shirkad lagu magacaabo Capcom oo ah shirkad soo saarta geemamka ayaa dhawaan ku soo badhigtay suuq lagu iibiyo hilibka dadka magaalada London ee Dalka Britain...

Shirkadan ayaa furitaanka suuqan ula jeeday in ay ku xayaysiiso game cusub oo ay soo saartay kaas oo ugu magac dareen Resident Evil 6.

carwadan oo socotay mudo labo cisho ah ayaa lagu kala iibsanayay dhamaan hilibka noocyadiisa kala gedisan.

Inti ay furneed suuqaan ayaa lagu kala iibsanayay nocayada kala duwan ee hilibka dadka haday ahaan lahayd Gacmo,Lugo, Calool iyo waliba qof iswada qabo.
--> Qiimaha Hilibka ayaa ahaa mid addku si aad ah u iibsanayeen Halki gacan ayaa la iibinayay £5.99 pounds halka lugta ay ka ahayd £6.00 pounds.

Tan xusida mudan ayaa ah in waxa la iibinayay aysan ahayn hilib dadeen laakiin ay ahaayeen hilib ka yimid xoolaha laakiin loo qaab eegaysiiyay sida muuqaalka dadka oo kale.

Gamekan ayaa dhowaan waxa ay ku soo dhex muuqan donaan dhaman qaybaha kala duwan ee qalabka geemeed sida Play Station 3 iyo Xbox 360


















--> 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog