Car ha qosli waayin:-Nin kaygii Afaraad oo lafihiisa lacararay!

Monday, November 26, 20120 comments


Nin ayaa naag habeen habeenaha kamidah  aroostay. Habeenkii koowaad ee aqalgalkisa ayuu aqalkisii soo galay saa wuxuuba ku arkay saddex Koofi oo miiska korkiisa saaran. waxa uu waydiiyey maxay yihiin koofiyadahani?


inantii waxay ugu jawaabtay koofiyada koobaad waxaa kadhintay ninkaygii koowaad oo layga dilay.Taa labaadna waxaa kadhintay ninkeygii labaad oo shil gaadhi ku dhintay.Taa saddexaadna waxaa ka dhintay ninkygii saddexaad oo xanuun u geeriyoday.



Markaa ayuu intuu yaabey intuu koofiyadiisii soo bixiyey ayuu agdhigay koofiydihii kale markaas ayuu yiri tan afaraadna qofkii kuweydiiya  waxaa tidhaahdaa ninkeygii afaraad ayaa lahaa oo lafihiisa lacararay.












Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog