Maalinba Maalinta ka danbeeysa Aduunyadu waa mid sii hormaraysa kuna tilaabsanaysa Casriga cusub, Dhawaan ayeey Shirkadaha Gawaariada soo saartay ku Tartameen wax soo saarkiisa .
Shirkaddo badan ayaa qaatay Mashruuco hormarineed oo loogu tala galay in Adeega Internetka laga dhigo kuwa Gawaarida la shaqeeya, Maalmo kahor ayaa shirkada Mazda kusoo ban dhigtay Magaalada Cape town Gawaari ku shaqeeynaya Softwere .
Gawaaridan ayaa is wadaya iyadoo laga hagayo Computerkaaga , waxaana dhawaan laga rajeenaa Dalalka ay ka shaqeeyaan Shirkadahan in ogolaansho loo sameeyo kaasoo lagu wadayo Gawaaridan iskood isku kaxeenaya.
QAAR KAMID AH SAWIRADA GAWAARIDA
Xasan Maxamed
Xafiiska Newbanaadir
Oslo - Norway
xasanyare09@live.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com