Inkasta oo da`diisu yartahay oo uu 14 ji yahay , wiilka u dhashay dalka Shiinaha ee Shaaw Ming ayaa waxaa uu kacabanayaa xaalada caafimaad oo xumaysay noloshisa , mana helo kobo munasib ku ah in uu xirto .
Ming ayaa ku dhashay naafo uu ka dhigay mid ka mida Cudurada la` iska dhaxlo ee loo yaqaano Oorom , wana midka ka dhigay in mid ka mida Lugahiisa ay iska waynaato waliba si dagdag ah oo ka xawaara badan qeybaha kale ee jirkiisa.
Wiilkan yar oo ka soo jeeda Qoys faqiir ah dariis mahelin wax daawo caafimaad ah oo lagula tacaalayo , lugtiisana si aysan ugaarin heerka ay hada taagan tahay, hadana waxaa ay dhaqaatiirta isku dayayaan in ay wax ka qabtaan xaaladiisa oo la yareeyaa lugtiisa kobaha loo waayay.
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com