DAAWO SAWIRRADA:-Ciyaartii Galabta Dhexmartay Xulka Qaranka Dalkeenna Iyo Kuwa Brundi

Monday, November 26, 20120 comments

Aqristayaasha sharafta leh  waxaan halkan idinku soo gudbinayaa sawirada ciyaartii maanta dhex martay xulalka qaramada Soomaaliya iyo Burunid oo guushu ay maanta ku raacday xulka dalka Burundi ka socday.

Waxaana qaab ciyaareedka maanta uu ahaa sidan
4-4-2

Goolhaye:
1-Axmed Cabdalla Macalim

Daafacyada:
4-Mahad Max’ed Xaaji
3-Abdi kariin Abuukar Nuur “Kabtan”
5-Axmed Cali Max’ed
2-Axmed Saqiir

Qadka dhexe:
16-Saadaq C/qaadir Max’uud
17-Saciid Max’ed Max’uud
11-Sacad Saalax Xuseen
8-Daadir Amiin Cali

Weerarka:
10-Max’ed Xariiri
14-Jabriil Xassan Fariid

Keeydka:
Muxsin Shariif
Max’ed Cali Shiino
Aadan Xuseen Ibraahim
Xamza Max’ed Muqtaar
Axmed Tahliil
Max’uud C/nuur Max’ed “Meeman”
Max’uud Tima jilac

Ugu danbey waxaa ciyaarta ay ku soo idlaatay 5-1 oo xulka qaranka looga badiyay  waxaana hadii uu illaah raali ka noqdo lagu wadaa 28-bishan in ay wada ciyaaraan xulka qaranka dalkeena iyo kan dalka Sudan isla sidoo kale 01-bisha December hadii uu illaah raali ka noqdo waxaa ay xulkeena baratami doonaan xulka dalka Tanzania

Photo By Raage

























Xigasho Radiomuqdisho
Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog