Nin u dhashay dalka mareykanka oo waqti dheer iyo qarash badan kugalay in uu isu ekeysiiyo bisad ayaa ugu danbeyntii waxaa lagu arkay isaga ii dhintay gudaha gurigiisa.
Ninkaan oo ahaa rug cadaa horay uga tirsanaa jiray ciidamada badda ee mareykanka laguna magacaabo Dennis Avner kaas oo qaliin lagu sameeyay si uu bisad ugu ekaado ayaa waxa uu isku dilay gudaha gurigiisa sida ay xaqiijiyeen saaxiibadii.
Dennis Avner ayaa kadib markii uu qaliinka isku sameyay muda sanada ah waxa uu ku guuleestay in uu u ekaado bisad hasa yeeshee kadib ayuu cuqdad nafsi hadana isu dilay.
Ninkaan ayaa waxa uu noqday ninkii ugu horeeyay ee isku dayay in uu bisad isu ekeysiiyo hadana ku guuleesta.
Gacal Xuseen Gacal Ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancade@hotmail.com
Xigasho Allbanaadir
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com