Fanaanada Codka Macaan Ee Qaali Ladan Oo Dhulka Ku jiiday Dumarka Kunool Qaradaha Yurub !!!

Wednesday, November 28, 20120 comments


Fanaanada codka macaan ee dadayar qaali ladan oo sanadahan danbe la holin wayay ayaa mar qura waxay sooqaday hees ay dhulka ku jiiday dumarka somaliyeed ee ku nool qaradaha yurub ilaa laatiin ameeriko. 

Balse fanaanda oo aad ugu dharagsan xalada yurub iyo sida lagu nool yahay ayaa waxay ogatay in dhib lagu qabo marwooyinka kuwas oo aan baari aheen niman koda ayaa fanaanda waxay soo qaday hees aad u macaan ay dumarka ay wax ku fahan siineyso balse maxay tiri fanaanadii codka macaned ee qaali ladan.














Xasan Maxamed
Xafiiska Newbanaadir
Oslo - Norway
xasanyare09@live.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog