Dhacdo xanuun Badan Nin xaaskiisa qashay ee subaxba ximin karsanayay oo ku dooday inuusan waxba denbiya laheyn.

Monday, November 26, 20120 comments


Nin kunoolaa gobalka California ee dalka Mareykanka oo xaskiisa qashay kisyar oo kamid ahna maalin waliba karsanayay ayaa waxa uu sheegay in uusan wax denbiya laheyn kadib markii ay cadaatay in uu hilibka xaaskiisa maalinba xoogaa kacunayay.

Ninkaan oo lagu magacaabo Frederick Hengl oo 68-sano jir ah ayaa waxaa arbacadii lasoo dhaafay cadaatay in uu xaaskiisa dilay bishaan November dhexdeeda kadib markii police-ka California ay ugu galeen guriga isaga oo karsanaya sedax cad oo kamid ah hilibkii xaaskiisa.

Police-ka oo raacaya tilmaama ay siiyeen deriska ninkaan oo qurunka guriga kabaxaya u adkeysan waayay ayaa waxa ay guriga ku galeen si kedis ah iyaga oo arkay hilibka u karsamnya, madaxii xaaskiisa oo firinjeer ugu keydsan iyo waliba hilib markaasi lajarjaray oo uu u diyaarsanayay in uu mar kale karsado.

Xaaskiisa oo 73-sano jir aheyd ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Anna Faris, lamana oga sababta odaygaan kuqasbtay in uu xaaskiisa qasho oo uu in mudaa cadba mar karsado.

Dadka deriska la’ah odayga xaaskiisa qashay ayaa waxa ay sheegeen in maalmihii ugu danbeeyay uu soo badanayay qurunka gurigaan kasoo baxay , taas oo sababtay in ay police-ka wacaan, waxaana kadib cadashihii in ninkaani uu haweentii u dhexday cunayay hilibkeeda qeybba maalin uu diiday in uu cadeeesto danbigiisa.















Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog