Nimco Dareen oo Hees Talantaali ah Soo Saartay oo isla qadayaan Fanaanka cusub Cumar Heybad +(VIDEO)

Wednesday, November 28, 20120 comments

Fanaanada Caanka ah Nimco Dareen oo soo saartay Hees aad u Macaan taasoo si talan taali ah ula Qaadeysa Fanaanka Cusub CUMAR HEYBAD taasoo Jaceyl Muujineysa.

Heeskan oo Lasoo saaray Maalmo kahor ayaa Muuqaalkiisa Xalay Lasoo shaacshay , iyadoo keydka Hiiraanka.com ay kusoo Dhacday Saacado kahor , Hadaba Halkaan hoose Nagala Daawo Heeska


Halkaan Ka Daawo Nimco Dareen & Cumar Heybad Hees cusub 2012













Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog