Nin Booliis ah oo xaaskiisa dab qabadsiiyay (muxuu kumaagay? Qiso dhab ah oo maalin kahor dhacday)

Monday, November 5, 20120 comments

Nin police ah ayaa xaasikiisa dab qabadsiiyay kadib markii muran ay kabadisay iskuna dayday in ay xadido oo rabitaankeeda uun uu kushaqeeyo


Abul Hasan oo ah askari katirsan Booliska dalka Afganistan ayaa waxa uu dab qabadsiiyay mid kamid ah xaasaskiisii oo lagu magacaabo fatima kadib markii ay udiiday in uu galo guur kale.



--> Haweeneydaan oo aheyd xaaska labaad ee Abul Hasan ayaa waxa ay ishortag kusameysay in seygeeda uu guursado haweeney sedaxaad taas oo isagana kudhiiri gelasay in uu dab qabadsiiyo, waxaana gabadhaasi dabku uu gubay 90% jirkeeda iyada oo hada lagu daweynayo Isbitaal kuyaalla gudaha dalkaasi.


Ninka police-ka ah ayaa dafiray in uu xaskiisa gubay isaga oo ku waramay in uu gurigaba kamaqnaa marii ay gubaneysay.



Arintaan ayaa waxa ay tahay mid layaab leh waxaana ay tahay mid si aad ah uga bedelan dhaqanka Soomaalida oo iyaga lagu yaqaan in haweenku ay ragooda gubaan kadib marka ay maseyraan.












--> 

Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog