Ma ogtahay in ay badan tahay saameynta aay yeelato
inuu qofko la qabsado noolasha kelinimadda ahi , in qofka billi-aadamka ahi ay
ku adagtahey inuu kunoolaado nolol kelinimo ahi aay sababeyso cuduro iyo
saameyn badan oo qofka kaga dhaca dhinacyada maskaxda, caqliga, dadka, dareenka
dabiiciga ah, iyo cuduro badan oo sababa xaalado iyo dhibaatooyin khatar ku ah
noolaashaha qofka.
Sababaha laga dhexlo doobnimadda ama dhibataada ay
doobinimadu sabato waxaa ka mid ahi sida Shabakada newbanaadir.com Aay Kuu cadeysay
kuwan hoos ku qoran.
1- Wax ay Aqoonyahanada Shabakada newbanaadir.ocm ugu
yeereen Psychological brain disease oo ay macnaheedu tahey xanuun isna daran oo
ku dhaca qaab ushaqeynta maskaxda iyo xasuusta iyo ka shaqeynta maskaxda taasoo
aad moodayso qofku inuu wax isku khaldayo ama is dhexgalinayo , gaar ahaan
xanuunkani markiiba wuxuu keena waali toos ah waxaana lumaya dhamaan shaqadii
maskaxda iyo controlkeeedii iyo weliba xasuusta cad.-
2- Waxanu ugu yeereen sexual frustration , oo ay
macnaheedu tahey xanuun u dhaca qofka oo sababa hadii ay ku fogaato inuu u
waasho la ajligeed, sexual frustration waa xanuun mug weyn oo ka dhasha marka
uu qofka mudo dheer uu ku guuldareysto inuu guursado dareenka badan iyo
shahwada xoogan ee ku jirta ayaa sababeysa xanuunkan hadana hadhaw keenaysa
inuu waasho axadku.
3- Wax ay aqoonyahandu newbanaadir.com uugu yeereer
psychological stess , shock and mad, tani waa mid yaab leh oo aad moodo in bulshadeena
ay ku badantahey maxaa yeelay waxey keenta mashquulka maskaxda qofka oo
marwalba aad moodo iney buuxdo ama mashaquul tahey, sidoo kale waxey keentaa
islahadalka iyo noocyada kala gedisan ee buufiska iyo kashakiga shey, walax,
qof ama uu naftiisa uu ka shakiyo waa xanuun saameyntiisu culustahey oo dadka
xamili karin dhibna ku tahey la mucaamilkiisa.
4– Wax ay aqoonyahanadu shabakada newbanaadir.com ugu
yeeraan Hating people and consversations, qofka ayaa u ekaanaya mid ay
nafsadiisu naceyso nafsaha kale gaar ahaan dumarka iyo hadalkooda ama
shukaansigooda , sidoo kale wuxuu nacayaa lawada noolaashaha dadka kale iyo
familkiisaba , dhamaan wuxuu diidsanyahey dadka iyo xiriirkooda.
5– Wax ay aqoonyahanadu Shabakada newbanaadir.com ugu
yeeraan Difiicult of understanding human and ethics, doobka waxaa dhib iyo
mushkilad ku noqoto la mucaamilka dadka iyo laxiriirka noloshada aduunyada iyo
isbaheysigeeda, xaaladan waa mid sababeysa fahmi darada doobku uu ku
guuldareysto fahmida deegaanka, dadka iyo la xiriirkooda arimaha aduunyada iyo
sirtaba, markan qofku waa maqane qafilan oo furo aan laheyn oo murugo ku nool.
Sidoo kale qofka doobka waxaa ku badata ka sheekeynta
naagaha sifooyinkooda iyo jidhkooda iyo quruxdooda , waxaa kaloo caado la
noqota inuu ku riyoodo markuu seexanayo gabadh qaawan ama jidhkeedu muuqdo,
waxaa kaloo marmarka qaarkood lagu arkaa inuu daawado sawirada qaaqaawan ama
aflaanta la daawado ee xun , inta badan wuxuu jecelyahey in looga sheekeeyo
naag la furay , naag la xumeeyay, naag xun ama qaawan ama sidoo kale wuxuu
jecelyahey inuu maqlo codka naagaha xilli walba.
Sidoo kale waxey keentaa waxyaabo badan oo qaarkood
dabiici tahey oo ay kamid yihiin xanuuno khatar ah sida isfiilatada iyo cudur
ka dhasha maskaxda qofka oo xamili kari weyda dhibataada aay ku jirto oo lagu
yeero brainfullness.
Waxyaalaha kale waxaa ka mid ay sababto inuu isku arko
inay dadku nacayaan, xamanayaa, waxka sheegayaa, ama ay sanifsanyihiin, waxaa
kaloo kamid ahi waxyaalaha ay sababto inuu ku guuldareysto talaabo walba oo
horumar ah oo uu doonayey inuu ku talaabsado, waxaana ku adkaata doobka inuu
dejiyo dhaqaalahiisa ama uu tashiilo iyadoo la ogyahey in lamaanayaashu ay ka
qarash yar yihiin dadka aan lamaanayaasha aheyn macnaha doobka ahi,
Shabakada newbanaadir.com oo aanan soo koobi karin
waxyaalaha laga dhexlo dhibaatada doobnimada ee dhinacda nafsiga, bulshada,
deegaanka iyo horumarka ah waxaan jecelahey inaan dadka xasuusino sheyga
muhiimka ee u baahan in la xuso ee keenaya sababahan ama dhibaatooyinkan waxa
weeye :-ilaahey subxaanahuu watacaalaa wuxuu bili-aadamka ku dhex abuuray
biyo macdaneysan oo awoodoodu iyo miisaankoodu ay tahey waxaan caadi aheyn oo
hadii ay qofka insaanka ahi ay ku badato u keenaysa inuu waxyaalahan la kulmo
ama uu waasho, biyahan xoogan oo macdaneysan waa biyo alle uugu talagaley iney
soo saaraan ilmo cusub oo nool oo ka mid noqda dhallaanka iyo dhalinyaradda
aduunka, hadaba sidee loo maareyn karaa ama loo yareyn karaa dhibaatooyinka
badan ee aan xusaney , horta intaan u gelin waxaan jecelnahey inaan ka hadlo
muhiimada guurku uleeyahey bulshada.
Sababaha looga bixi karo doobnimada waa kuwo kooban
macna waa mid ama waaa labo , sababta uugu muhiimsan ee looga bixikaro
doobnimada waa inuu uu qofka isku dayo inuu guursado macnaha aad guur sameysid taas
ayaa ah mida uugu muhiimsan uuguna qaalisan ee loooga bixikaro xaaladaha adag
dhibaatada iyo murugada wadata ee looyaqaan doobnimadda.
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com