Baaritaan lagu soo ogaaday Tufaax in uu u roonyahay Cudurka Cancer ka

Thursday, December 20, 20120 comments


Machad Mareekanka ku yaala ee lagu magacaaba Bari ayaa lagu ogaaday baaritan ay sameeyeen in uu tufaaxa nooca cagaaran uu u roonyahay cuduro badan oo ay ka mid yihiin cudurka Cancer-ka kaasi oo ay reeergalbeedka la dhibaateesanyihiin .

Baaritaankani ayaa lagu soo sheegay in loo baahanyahay in lacuno maalintii xalxabo oo tubaxataasi cagaarka ah si aad uuga nabad gasho cudurka Cancer ka .

Tufaaxa waxa uu u feecanyahay sida ay sheegayaan khuburadaasi ka tirsan machadkaasi dhiigyarida iyo waxyaabo kale waana in laga agdhawadaa ayee leeyihiin tufaxa .

Ugu dnabeyntii warbixinta ayaa lagu sheegay in loobahanyahay ruux kasta in uu laasimaa tufaaxa si uu ugu badbaado cancer ka maskaxda . 












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog