Arin si weyn loola yaabay caalamka gaar ahaan masaajidka Nabiga CSW Ee Madiina Munawara ayaa lagu arkay kadib markii jameecada masaajidkaasi soo dhex fariistay qof u eg Malag sida ay sheegeyn wadaada .
Muqaalkaan ayaa si weyn looga hadal hayaa caalamka Islaamka ayadoo siweyn ula yaabayn shacabka Islaamka lana yaabanyihiin muqaalkaan rabaaniga ah waxaana ay noqotay arin anba fariir iyo ambakaak kuriday caalamka.
Muqaalkan sida weyn looga naxay ayaa u eg malag waxaan laga baahiye isbuucii nasoo gudbay tv-ga qaranka ee wadanka Sacuudiga waxaana haatan kataagan mas’alo Diini walloow bulshooyinka caalamka siweyn ula yaaban yihiin ayna noqotay arin Ugub ah.
Kaamirada ku xiran masjidka oo ah mid qof gacanta ku haaynin ee qalab lagu hago marna dhinac masjidka ka aado ayaa muuqaalkaan qabatay..
Riix Halkan si aad Muuqaalka udaawato
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
