Bad Baraf noqotay waligaa nolashaada ma aragtay (Bal Daawo Muuqaal ahaan Mucjisooyinka Caalamka) !!

Sunday, December 30, 20120 comments

Qaar ka mid ah dalalka Yurub jawiga Qaboobaha marka uu xumaado waxaa dhacdo xitaa Bada inay Baraf isku badasho taas oo ugu dambeeyntii dhib ku noqota Maraakiibta in ay si sahal ah ku maraan gudaha Bada.

Mararka qaar waxaad arkeeysaa Hirkii Bada ay soo tufi jirtay oo Baraf ama Eis isku badalay kaas oo is taaga waxaana durbadiiba kuu sawirmaya in Jawiga lagu jiro uu yahay mid la mid ah Talaagad ama Firinjeer gudihiisa.

Dalalka ama wadamada Badu ay Barafka noqoto waxaa u badan Norway, Ruushka, Ukraine ,Finland iyo wadamo kale oo aanu ka xusi karno Jarmalka iyo Faransiiska. Xilyada Badu noqoto Barafka waxaa la joojiyaa guud ahaan gaadiidka Bada sida Doonyaha iyo Maraakiibta maxaa yeelay mararka qaar waxaa dhacdo in Maraakiibta ayba socon waayaan kana soo qeeyliyaan Bada gudaheeda kuwaas oo dalbanaya Maraakiibta Barafka dhalaaliso ee inta badan uu soo saaro dalka Jarmalka.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog