Bradley Wiggins oo ku guuleestay abaalmarinta BBC ee sanadkaan

Tuesday, December 18, 20120 comments



Bradley Wiggins ayaa loo doortay ciyaaryahanka ama shaqsiga dhanka ciyaaraha ugu fiican kadibna la siiyay abaalmarinta BBC Sports Personality of the Year award.

Wiggins oo caan ku ah ciyaaraha baaskiilka isla markaana 32-sano jir ah ayaa 7 mar bilado ka helay ciyaaraha Olympic.

Mo Farah oo ah Soomaali heysta dhalashada Britain isla markaana labo biladood oo dahab ah ka helay ciyaarihii Olympic ayaa ku guuldareystay inuu kaalmaha hore soo galo.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog