Halkaan waxaa idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabad lagu maamuusayo sanad guuradii 40aad ee kasoo wareegatay qorista farta Soomaaliga ah oo maanta laga furay magaalada Jabuuti ayadoo furitaankii Munaasabaddana uu ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Xigasho Radiomuqdisho
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com



























