Daawo Filim Cajiib ah kaas oo ka hadlaya Ragga Somaliyeed iyo Dumarka

Saturday, December 8, 20120 comments


Filim cusub oo laga suuduubay gabdhaha iyo ragga somaliyeed ee ku nool dalka swedan, filim oo ka hadlaayo habdhaqa gabdhaha soomaaliyeed iyo sida ay ula dhaqmaan raggooda.

muuqaal filimka ayaa waxaa uu ku tusayaa arimo badan oo ka hadlaya haweyneda sida ay ula dhaqanto ninkeeda

filimkaan ayaa ka hadlaayo arrimo farabdan oo ah sida ay u dhaqmaan qurba joogta soomaaliyeed gabdho iyo wiilalba. marka hadal yaan kugu daalin ee daawo filimka cusub.

Halkaan Ka Daawo filimka Gaaban













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog