Waxaa maalmahan Soomaalida ku nool qurbaha ku soo badanaya wax aan horay loogu baran dadka Soomaaliyeed iyo Islaamka madaama aanu nahay dad Islaam ah waxaa xaaraan ah qof muslilim ah oo dumar ah in ay guursato qof gaal ah oo aan diinta Islamka heysanin.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Gabar Soomaaliyeed oo lagu guursaday diinta Masiixiga
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Hadaba waxaa dhacday gabar Soomaali ah faadumo maxamuud in ay guursatay nin gaal ah ayadoona markaas ku guursatay diintiisa uu wiliba meheriyey nin baadari ah arintaan dadka si aad ah uga yaabisay aydoona gabadhaas aad ugu faraxsan qaabka uu dhacay meherkeeda oo gacantana ku heysato bikeeri qamri ah .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
