Daawo Muuqaalka Diyaarada Ku Dhaceyso Wado ay Gawaarida Maraan (Daawo Video-ga Layaabka leh)

Sunday, December 30, 20120 comments

Video layaab leh oo laga qaday diyaraad ku dhaceeyso wado gawarida maraan. daawo videogaan.
Waxaa nasiib leh gaarigan yar oo ay bundada ka celisay diyaarada, waxaana dhibka soo gaaray kaliya yahay lugta diyaarada oo kaga dhacday qaarka dambe.

Diyaarada oo laga lahaa dalka Ruushka ayaa waxaa ku dhintay afar ruux oo ka mid ahaa rakaabkii diyaarada.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog